Participate

Join our research study!

Our Body, Our Health is seeking women for a research study on female circumcision. Participants will complete a 1.5 to 2 hour-long face-to-face survey on a talking computer. Participants will receive a $75 gift card for participating.
You can take part if you:

  • Are a Somali woman aged 19-45 years
  • Are circumcised
  • Are married and/or have been sexually active within the last year

Contact:
612-919-9062
ourbodhealth@umn.edu

Learn more:
z.umn.edu/OBOH

IRB#: STUDY00002117 2021-2023

Waxaa loo baahan yahay dumar Soomaaliyeed!

Jaamacadda Minnesota waxay raadineysaa dumar ka qayb qaato cilmi baaris ku saabsan gudniinka dumar. Waxaad ka qayb qaadan kartaa haddii:

  • Aad tahay dumar Soomaaliyeed oo da'deedu tahay 18-45 sano jir
  • Aad soo martay gudniin
  • Aad tahay xaas iyo/ama aad sameeysay xiriir galmo sanadkii la soo dhaafay

Waxaa lagula yeelan doonaa kulan waji-ka-waji ah oo qaadan doono 1.5-2 saacadood oo aad kombiyuutar kaga jawaabto su'aalo. Haddii aad ka qeyb gasho, waxaa lagu siinyaa $75.

La xiriir:
612-919-2023
ourbodyhealth@umn.edu
z.umn.edu/OBOH